Fagaara weyn oo ku yaala degmada Runirgood ee Wilaayada Islaamiga Shabeelada dhexe waxaa ka dhacay Xad ka mid ah xuduuda allaah kaasi oo lagu fuliyay Labo askari oo ka tirsan maleeshiyaatka kooxda Ridada kuwaasi oo ay gacanta kusoo dhigeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.
Xadkan oo ah Xaddu Riddah oo dil toogasho ah waxaa lagu fuliyay labo askari oo lagu kala magacaabi jiray Axmed Muxamed Foodey iyo Cabdi Daahir Xiirey, Waxaa goobta fagaaraha soo xaadiray bulshada ku dhaqan degmada iyo deegaanada hoosyimaada.
Dhanka kale Fagaara ku yaala degmada Kurtunwaarey oo ka tirsan Wilaayada Islaamiga Shabeelada hoose waxaa Xad oo ah Xaddul Xiraabah lagu fuliyay nin burcad ah oo dadka dhici jiray kaasi oo laga jaray Lug iyo Gac is dhaaf ah.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta.