Ciidamo ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin aya saacadihii lasoo dhaafay weerar qarax ah oo ka fuliyeen gudaha magaalada Baldwayne ee xarunta gobolka Hiiraan ku beegsaday askar ka tirsan maleeshiyaadka dowladda Ridada Federaalka.
Weerarkan qaraxa ah waxa uu ka dhacay goob isku imaatin ah oo maleeshiyaad ka tirsan murtadiinta ay kaga sugnaayeen gudaha magaalada Baladwayne, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan.
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid xoog leh islamarkaana dhaliyay khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana sidoo kale jira waxyeello xooggan oo weerarkaasi lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka kooxda Ridada Somalia.
Saacadihii lasoo dhaafay ayay markii weerar qaraxa ah oo ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen galbeedka magaalada Baladwayne lagu khaarajiyay askari ka tirsanaa maleeshiyaadka kooxda Ridada Farmaajo.
Calamada.com