Idaacadda Islaamiga ah ee Andalus waxey booqasho shaqo ku tagtay Wilaayada Islaamiga ah ee Gedo oo ah Wilaayo dhacda dhanka Konfur Galbeed dalka Soomaaliya.
Idaacadda Andalus ayaa u kuura gashay hormarada ballaaran ee ka jira deegaanada WI Gedo, Waxeyna Idaacaddu ka diyaarisay warbixino taxane ah oo ka kooban Sagaal Xalqo waxeyna ugu magac dartay Gedo Iyo Guulaha Islaamka.
Halkan Ka Dhageyso Xalqada 2-aad.
Calamada.com