Saacadihii lasoo dhaafay deegaanka Booco ee hoos taga magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxa ka dhacay xukun xaddu Riddo dil ah oo lagu fuliyay askari ka tirsanaa maleeshiyaadka dowlada Ridada federaalka.
Cabdiweli Cumar Cabdi oo ka tirsanaa maleeshiyadka kooxda Ridada Farmaajo ayay maxkamadda islaamiga wilaayada Hiiraan shalay ku riday xukun xaddu Riddo ah ka gadaal markii isagoo nool ay gacanta kusoo dhigeen ciidamada Mujaahidiinta Al-shabaab.
Fagaare kuyaal deegaanka Booco ee bariga wilaayada Hiiraan ayuu xadkani ka dhacay waxaana fagaaraha soo xaadiray dadwayne badan kuwaasi oo usoo daawasho tagay fulinta xukunka.
Mid mida quddaada maxkamadda ku dhaqanka shareecada ISlaamka ee wilaayada Hiiraan ayaa fagaaraha ka akhriyay xukunka maxkamadda.
Halkan Ka Dhagayso Faahfaahinta Xadkaasi.
Calamada.com