Ciidamo ka tirsan guutada Muxamed Ibnu maslamah ee xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa maanta gudaha suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku dilay askar ka tirsanaa maleeshiyaadka nabad sugidda kooxda Ridada Somalia.
Howlgalka oo ahaa mid si wanaagsan loo qorsheeyay waxay Mujaahidiintu ku khaarajiyeen 2 askari oo ka mid ahaa maleeshiyaadka Jawaasiista dharcadda murtadiinta xiili ay ku sugnaayeen gudaha Suuqa bakaaraha.
Dilka askartaasi ka dib waxaa goobta soo gaaray maleeshiyaad kale oo murtadiin ah kuwaasi oo goobta ka qaaday maydadka labada askari ee ay Mujaahidiintu maanta khaarajiyeen.
Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii u dambeeyay ay marti gelinaysay howgallada isugu jira Iqtiyaalaadka iyo kuwa tooska ah ee ay Mujaahidiintu ku beegsanayaan maleeshiyaadka kooxda Ridada Farmaajo iyo kuwa shisheeyaha ee duullaanka ku jooga qaybo ka mida dalka.
Dilalkan ka dhacay gudaha suuqa Bakaaraha waxa uu kusoo aadayaa xilli Shabaabul Mujaahidiin howlgal ay ka fuliyeen xaafadda Israac ee magaalada Gaalkacyo ee Wilaayada Mudug ay ku dileen Murtad lagu magacaabi jiray Saciid Maaradoona kaasi oo ka tirsanaa sirdoonka Puntland caana ku ahaa Raafidda iyo jaajuusidda dadka Muslimiinta.
Calamada.com