Qarax aad u xooggan ayaa lagu weeraray fariisin maleeshiyaadka maamulka Ridada Jubbaland ay kaga sugnaayeen gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.
Qaraxa oo jugtiisa si wayn looga maqlay xaafadaha magaalada Kismaayo ayay mujaahidiintu la eegteen goob isku imaatin ah oo ay ku sugnaayeen maleshiyaadka maamulka ashahaada la dirirka ee Jubbaland khasaare kala duwan ayaana ka dhashay.
Dhanka kale waxay ciidamada Mujaahidiintu weerar culus ku qaadeen saldhigga ciidamada kuffaarta Kenya ay ka samaysteen deegaanka Jaziiradda Kudhaa ee gobolka Jubbada hoose.
Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa la isku adeegsaday hubka noodyadiisa kala duwan waxayna xogihii ugu dameeyay sheegayaan in dagaalkaas khasaare kala duwan lagu gaarsiiyay Kenyaatiga fariisnka ku leh saldhigga la weeraray ee Kudhaa.
Calamada.com