Faahfaahino dheeraad ah waxaa laga helayaa qarax saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo ee wilaayada baay iyo bakool.
Qaraxa waxaa lala beegsaday maleeshiyaat ka tirsan maamul gobaleedka Ashahaado la dirirka ah ee isku magacaabay koonfur galbeed kuwaas oo kasoo baxay deegaanka Daynuunaay kuna sii jeeday degmada Baydhabo.
Inta la xaqiijiyay qaraxa waxaa ku dhintay Saddex askari oo murtadiin ah waxaana ku dhaawacmay labo kale kuwaasi oo la xaqiijiyay iney xaaladooda liidato oo dhaawacyadooda ay culusyihiin.
Dhanka kale waxey ciidamada Mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaallo saf ballaaran ah ku qaadeen saldhigyada Kufaarta iyo ridada ee Husingow,jannaale,arbacow,numbar60,buufow,danow,siinka dheer, shanta lafoole iyo tuulada cusmaan quulle oo u dhaw deegaanka Buufow kuwaasi oo ka kala tirsan wilaayaatka Jubbooyinka iyo Shabeelada hoose.
Wararkii ugu dambeeyay waxey xaqiijinayaan iney jirto khasaara kala duwan oo shisheeyaha iyo maleeshiyaatka kabo qaadka u ah lagu gaarsiiyay dagaaladaas.
Calamada.com