Mu,asasada As-saxaab ee Garabka Warbaahineed hogaanka guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ayaa baahisay bayaan kasoo baxay hogaanka guud ee Mujaahidiinta.
Bayaankan uu soo saaray hogaanka guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ayaa si kulul looga hadlay arintii uu ka dhawaajiyay doqonka hogaamiya Saliibiyiinta Mareykanka taasi oo aheed in Mareykanka uu u aqoonsaday magaalada Al-qudus magaalo caasimad u ah maamulka Yahuuda.
Bayaanka Hogaanka guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ayaa lagu xusay in hadalka kasoo yeeray Gaalka Mareykanka uu yahay mid xad gudub ku ah Muqadasaatka iyo guud ahaan Ummada Islaamka.
Bayaankan ayaa loogu baaqay Culimada Islaamka iney qaataan doorka kaga aadan difaacidda diinta Islaamka iyo Koryeelidda Raayada Towxiidka umaddana ay ku hogaamiyaan wadada saxda ah.
Gaba gabadii bayaanka ayaa lagu qeexay in wadada ugu gaaban ee looga hortagi karo in magaalada Qudus ay caasimad u noqota maamulka Yahuuda laguna xureyn karo Masjidka Barakeysan ee Al-aqsaa iyo guud ahaan dhulka Muslimiinta Falistiin ay tahay Jihaadka Wadada Allaah,waxaana loogu baaqay guud ahaan Muslimiinta caalamka iney diyaar garoobaan hubka qaataan oo ay soo buuxiyaan Sufuufta Mujaahidiinta.
Halkan Hoose Ka Akhriso Bayaanka Hogaanka Guud Mujaahidiinta Al-qaacidah.
Calamada.com