Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalkii Inghimaasiga ee ciidamada mujaahidiinta Al-shabaab ay ka fuliyeen dhismaha xarunta Beach View ee magaalada caasimada ah ee Muqdisho, halkaas oo lagu beegsaday madaxyo waynta, saraakiisha ciidamada, siyaasiyiinta iyo jawaasiista dharcadka ah ee kooxda Riddada.
Waxaan helnay magacyada qaar ka mid ah masuuliyiinta, saraakiisha maleeshiyaadka siyaasiyiinta iyo shaqaalaha Ridada, kuwaas oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday howlgalka Inghimaasiga ah ee mujaahidiintu ku ekeeyeen xarunta Beach View ee xeebta Liido.
1_Cali Mahdi mas’uul ka tirsanaa wazaarada arimaha dibadda, waa Dhimasho.
2_Dr Cabdi Qani, siyaasi hadda la shaqeeya xukuumada Xamza cabdi Barre, waa dhimasho.
2_Xasan Nuur, shaqaalaha wazaarada gaadiidka, waa dhimasho.
3_Maxamed Cabdulqaadir Mustaf, Gaashaanle military, waa dhimasho.
4_Axmad Gacal Muuse – masuul ka tirsan safaaradda ingiriiska, waa dhmasho.
5_Axmad Cali Daahir – waa mas’uul ka tirsanaa wazaaradda maaliyadda, waa dhimasho.
6_Axmad Colow – oo ka tirsanaa wazaaradda maaliyadda, waa dhimasho.
7_Burhaan Maxamed Xagaleey, waa mas’uul ka tirsan wazaarada maaliyadda, waa dhimasho.
8_Ibraahim Sheeqaal, taliye ku xigeenka NISA ee Banaadir, waa dhaawac.
9_Ibraahim Xidigow, waa sarkaal ka tirsanaa Police-ka, waa dhimasho.
10_Nuur Cabdullaahi Cali, abaabulayeyaasha kaambeeynka Xasan Sheekh Maxamuud, waa dhaawac.
11_Cali Muuse, isku duwaha wazaaradda hormarinta beeraha, waa dhimasho.
12_Aweys Sheekh Maxamuud, waa Dhimasho.
13_Feysal Cabdullaahi Xaashi, sarkaal ka tirsanaa ciidanka Danab, waa dhimasho.
14_Maxamed Nuur oo ka tirsanaa ciidanka Haramcad, waa dhimasho.