Iyadoo labo qarax oo dhawaaqooda si aad ah looga maqlay gudaha iyo duleedka magaalada Muqdisho lala beegsaday xarunta wasaarada Tacliinta maamulka Xasan Garguurte ayaa waxaa soo baxaya faahfaahino ku aadan qaraxyadaas.
Maktabka Warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa soo saaray bayaan uu kaga hadlaya qaraxyada lala beegsaday xarunta mid ka mid ah wasaaradaha Ridada iyo sababta loo beegsaday xarunta Wasaarada Tacliinta.
Bayaanka ayaa lagu xusay in wasaarada Tacliinta Garguurte ay tahay meesha laga soo abaabula duulaan maskaxeedka lagu sooq aaday ummada Muslimka sidoo kalane lagula dagaalamayo manaahijta Islaamiga.
Bayaa ayaa sidoo kale lagu tibaaxay in qaraxyadaas dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen saraakiil muhiim u ahaa cadowga Allaah.
Halkan Ka Akhriso Bayaanka Maktabka Warfaafinta.Hawlgal wasarada TacliintaHawlgal wasarada Tacliinta