Mu’asasada Al-andalus ee garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Bilaadul Magribil Islaam ayaa baahisay Bayaan kasoo baxay hogaanka guud ee Mu’asasada Al-andalus.
Bayaanka ayeey Mu’asasada Al-andalus kaga hadashay Istish-haadka Sheekh Hishaam Abuu Rawaaxah oo ahaa mas’uul sare oo ka tirsanaay Mujaahidiinta Alqaacidah Faraca Bilaadul Magribil Islam,sidoo kalane ahaa madaxii Iclaamka ee Mujaahidiinta Al-qaacidah Faraca dhulkaasi.
Bayaanka ayaa lagu xusay in Sheekh Abuu Rawaaxah uu ku shihiiday dagaal ka fool ka fool ah oo Maalitii Talaadada oo ay taariikhda ku beegneed 13-kii bishan Jamaadul Awal ciidamada Mujaahidiinta iyo maleeshiyaatka maamulka daba dhilifka dalka Al-jazaa’ir ku dhexmaray deegaan dhaca Bariga dalka Al-jazaa’ir.
Sidoo kale Bayaanka ayaa lagu xusay in Sheekha Waalidka ah ee Shahiiday oo ahaa Mas’uulkii dhanka Iclaamka ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Bilaadul Magribil Islaam inuu ahaa Mujaahid Xaafidul Quraan ah muddo dheerna soo taagnaay Saaxada jihaadka ee dhulka Magribul Islaam,sidoo kalane uu ka mid ahaa dadkii ugu horeeyay ee Jihaadka dalka Al-jazaa’ir.
Sheekh Hishaam Abuu Rawaaxah ayaa sanadkii 1391 Hijriga ku dhashay magaalada Cilmiga iyo Culimada ku caan baxday ee Qusandhiiniyah ee Caasimada Bariga dalka Al-jazaa’ir waxaana uu Sheekha Inta badan Cimrigiisa kusoo qaatay Saaxada Jihaadka.
Halkan Hoose Ka Akhriso Bayaanka Mujaahidiinta Al-qaacidah ee Bilaadul Magribil Islaam.
Calamada.com