Iyadoo dhawaan duqeyn diyaaradaha duuliye la’aanta dowlada Nasaarada Mareykanka ka geysteen qeybo ka mid ah dhulka Shaam gaar ahaan dalka Suuriya uu ku shihiiday Allaah Shahaadadiisa haka aqbalo Sheekh Axmed Xasan Abul-kheyr oo ahaa Qaa’id sare oo ka tirsan Mujaahidiinta Al-qaacidah waxaa isasoo taraya Taczida ku aadan istish-haadka Sheekhaasi.
Mujaahidiinta Al-qaacidah faracyada Dhulalka Jaziiratul Carab iyo Bilaadul Magribil Islaam oo bayaan wada jir ah soo saaray ayaa ka hadlay Istish-haadka Sheekh Abul-kheyr Al-misri.
Ugu horeyntii waxey ehelada sheekha uga tacziyeeyeen Istish-haadkiisa’waxey sidoo kale Istish-haadka Sheekha uga tacsiyeeyeen Mujaahidiinta Caalamka oo ugu horeeyo Allaah ha dhowra Xakiimul Ummah Dr Ayman Al-dawaahiri’waxeyna Sheekha Shihiiday Allaah uga baryeen inuu ka aqbalo Shahaadada Jannatul Firdowsana ku abaal mariyo.
Sidoo kale qeybo ka mid ah Bayaankan wada jirka ah waxaa looga hadlay Taariikhda Jihaadiga Dahabiga ah ee uu lahaa Sheekha Murabiga ah ee Shihiiday Sheekh Axmed Xasan Abul-kheyr kaasi oo kasoo jihaaday dhulal badan oo caalamka ah sida Afghanistan iyo dhulka Shaam oo ugu dambeyntii uu ku shihiiday.
Sheekh Abul-kheyr Al-misri ayaa ku shihiiday duqeyn maalmo ka hor diyaaradaha Nasaarada Mareykanka ka geysteen deegaan ka tirsan gobalka Idlib ee dalka Suuriya.
Halkan Hoose Ka Akhriso Bayaanka Wadajirka Ah.