Maktabka warfaafinta mujaahidiinta ayaa goordhow baahiyay warsaxaafadeed kasoo baxay taliska ciidanka, kaas oo lagu faahfaahiyay camaliyaadkii Istish-haadiga ee saaka ciidamada mujaahidiintu ay ku beegsadeen xarumo kuyaal degmada Dhuusamareeb ee wilaayada Galgaduud.
Warsaxaafadeedka taliska ciidanka mujaahidiinta waxaa lagu yiri ” Ciidamada Mujaahidiintu waxay saakay oo Khamiis ah, salaaddii subax kadib, camaliyaad Istish haadi ah ka fuliyeen degmada Dhuusamareeb ee Wilaayada Galguduud, halkaas oo ay ku suganyihiin madax iyo saraakiil uu kamid yahay Murtad Xasan Sheekh Maxamuud kuwaas oo halkaas ka hogaaminaya dagaal shareeca la dirir ah oo ay ku gacan siinayaan saliibiiyiinta ku soo duushay dalka Muslimka ah ee Soomaaliyeed.
Bayaanka oo sii socda ayaa lagu yiri “Camaliyaadka istish-haadiga ah ayaa lala beegsaday madaxtooyada maamulka ridada ah ee ka dhisan Dhusamareeb halkaas oo deegaan u ah madaxweynaha kooxda ridada Murtad Xasan Sheekh Maxamuud iyo saraakiishiisa ashahaada la dirirka ah. Waxaa jira khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray saraakiil iyo askar masuul ka ahaa amniga madaxya-weynta murtadiinta ah ee la beegsaday. Dhimashada cadawgu inta ilaa hadda la xaqiijiyay waa 16 murtad, kuwaas oo u badan waxa loogu yeero ciidamada sirdoonka ee ilaaliya madaxda ridada ah, dhaawucuna waa 14 kale. Waxaa sidoo kale jira burburka gaadiid dagaal oo yaallay baraha koontorool ee laga ilaaliyo madaxtooyada ridada ee Dhuusamareeb”.