Wararka ka imaanaya gobolka Arakaan ee muslimiintu leeyihiin waxay sheegayaan in xasuuq daran ay la kulmayaan dadka Muslimiinta ah, dowladda Baarma ayaa kumanaan ka tirsan ciidamadeeda ku fasaxday tuulooyin iyo magaalooyin ay deganyihiin dad shacab ah halkaas oo ay ka geysanayaan xasuuq waxuushnimo ah.
Tobankii Maalmood ee u dambeysay waxey ciidamada Buudiyiinta iyo kuwa xukuumada Burmo dileen (6334)Lix Kun Saddex Boqol Soddon Iyo Afar Ruux Muslimiin ah waxeyna dhaawaceen (8349)Siddeed Kun Saddex Boqol Afartan iyo Sagal ruux Muslimiin ah.
Sidoo kale waxeyna maleeshiyaatka Buudiyiinta iyo ciidamada Xukuumada Burmo kufsadeen(500) Shan Boqol Gabdhood Muslimiin ah waxeyna burburiyeen (103)Boqol iyo Saddex Tuulo oo Muslimiinta Ruhinga deganaayeen.
Xasuuqyadan naxadinta leh ee ay la kulmayaan Muslimiinta ku dhaqan gobalka Arakan ee dalka Burmo waxaa si adag uga hadlay Muslimiinta caalamka oo ay ugu horeeyaan Mujaahidiinta sida Imaarada Islaamiga Afghanistan iyo Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Jaziiratul Carab.
Calamada.com
INAY JIHAADAN BAA LAQAATAY