Wararka ka imaanaya dalka Al-jazaa,ir waxey sheegayaan in weerar naf hurnimo ah lagu qaaday saldhiga ciidanka amniga magaalada Tayaarat oo ah magaalo dhacda dhanka Waqooy Galbeed ee dalkaasi.
Camaliyadan waxaa fuliyay Mujaahid ku hubeysan qori iyo sidoo kale Suunka qarxa isagoona bartamaha ka galay saraakiishii iyo ciidamadii ku sugnaay saldhigaasi.
Ruuxa hubeysan ayaa durbadii toogasho ku bilaabay saraakiishii iyo ciidamadii ku sugneed xerada kuwaasi oo badankooda madaxa uu ka toogtay,waxa uuna ugu dambeyntii fuliyay camaliyada Istish-haadiyada taasi oo sii kordhisay tirada xubnaha dowlada daba dhilifka Al-jeeriya dhimashada iyo dhaawaca kaga noqotay weerarkaasi.
Mas,uuliyadda weerarkan Naf hurnimada ah ee ka dhacay xerada ciidan ee ku taala dhanka Waqooy Galbeed ee dalka Al-jazaa,ir waxaa sheegtay Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Bilaadul Magribil Islam.
Bayaan kasoo baxay Katiibada Al-fatxi ee ka dagaalanta gudaha Al-jazaa’ir taabacsane Mujaahidiinta Alqaacidah ee Magribul Islam ayeey ku xuseen in Camaliyadaasi uu fuliyay Mujaahidiin ka tirsan Katiibada oo lagu magacaabo Bin Ciise Bowsah oo ku magac dheeraa ama lagu naaneyso Abul Jihaad.
Halkan Hoose Ka Akhriso Bayaanka.
Calamada.com