Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada mujaahidiinta Al-shabaab ayaa looga hadlay camaliyad Istish-haadi ah oo maleeshiyaad ka tirsan murtadiinta lagula eegtay meel u dhow deegaanka Masagawaay ee dhaca wilaayada Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.
Bayaanka kasoo baxay taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa lagu sheegay in camaliyadda Istish-haadiga ay Allaah fadligii beegsatay maleeshiyaad murtadiin ah iyo gaadiid ciidan oo ay wateen oo deegaanadaas ka waday hawlgallo ashahaado la dirirnimo ah oo lagu dhibaataynayo dadka Muslimiinta ah ee ku dhaqan deegaanada ay iska galaan Wilaayaadka Galgaduud iyo Sh/dhexe.
Ciidamada Mujaahidiintu waxay camaliyad ishtish-haadi ah la beegsadeen ciidamo murtadiin ah oo ku sugnaa agagaarka deegaanka Xuseen Cageey ee duleedka magaalada Masagawaay ee Wilaayada Islaamiga ah ee Galguduud.
Camaliyada istish-haadiga ayaa si gaar ah u beegsatay ciidamo murtadiin ah iyo gaadiid ay wateen oo deegaanadaas ka waday hawlgallo ashahaado la dirirnimo ah oo lagu dhibaataynayo dadka Muslimiinta ah ee ku dhaqan deegaanada ay iska galaan Wilaayaatka Galguduud iyo Shabeellada Dhexe. Waxaa jira khasaare iskugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur gaadiid oo soo gaaray cadawgii la beegsaday.
Faahfaahin intaas ka badan dib ayaan kasoo gudbin doonaa insha-Allaah.