Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka jihaada wilaayada islaamiga ah ee Bakool waxay dagaal culus ku qaadeen 2 xero oo maleeshiyaadka murtadiinta ay ka deganyihiin degmada Ceelbarde, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Dhanka Sh/hoose waxay ciidamada mujaahidiintu weerar qorsheysan ku ekeeyeen xerada saliibiyiinta Uganda ay ku leeyihiin deegaanka Number 60, waxay sidoo kale mujaahidiintu weerar kale oo culus ku qaadeen xerada ciidamada kuffaarta Afrikaanta ee buundada deegaanka Bariire ee hoostaga degmada Afgooye.
Weerarkaas ka dib waxay ciidamada mujaahidiintu weerar kale oo abaabulan ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka Ridada ay ka deganyihiin buundada deegaanka Sabiid ee isla wilaayada Sh/hoose, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.