Howlgal gaar ah oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen degmada Dayniile gaar ahaan xaafadda Gubta waxay ku khaarajiyeen macalin tababare Booliis ah oo ka tirsanaa tababaraaysha maleeshiyaatka Ridada. murtadkan ayaana lagu magacaabi jiray Saacid.
Sidoo kale waxay mujaahidiinta aroornimadii hore ee saaka dagaal culus ku qaadeen xarunta maamulka Riddada ee deegaanka Garasbaaley oo ah deegaan dhaca duleedka magaalada Muqdisho. lama helin faahfaahin ku aadan dagaalkan.
Dhanka wilaayada Gedo waxay mujaahidiintu howlgallo qorsheysan oo dagaallo toos ah ku qaadeen xarumo kala duwan oo kuyaal degmada Baardheere, xarumaha la weeraray waxaa ka mid ah xerada ciidamada xabashida Itoobiya ay kaga suganyihiin Aiirport-ka degmada Baardheere, Xarunta labaad ee la weeraray waa xerada maleeshiyaadka Riddada ee Baraxow oo kutaal gudaha magaaladaas.
Taliska saddexaad ee ay mujaahidiintu weerarka ku kadiyeen waa xarunta (A-D-C)-da oo ah xarun ciidan oo lagu tababaro maleeshiyaatka murtadiinta, Mujaahidiintu waxey marka hore qarax ku burburiyeen darbiga xaruntan kadibna dagaal culus ayay ku qaadeen iyagoo gudaha u galay xarunta, waxaana jira khasaara kala duwan oo murtadiinta lagu gaarsiiyay dagaalka Xarunta A-D-C-da.