Howlgal gaar ah oo ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay ka fuliyeen duleedka magaalada Muqdisho waxay ku khaarajiyeen sarkaal ciidan oo ka tirsanaa maleeshiyaadka kooxda Riddada Soomaaliya.
Howlgalkan qorshaysan waxay ciidmada mujaahidiintu si gaar ah uga fuliyeen deegaan waynaha ceelasha biyaha ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho, waxaana lagu dilay sarkaal labo Xidigle ah oo lagu magacaabi jiray Yuusuf Maxamed Cabdiraxmaan oo ka tirsanaa Ururka 10-aad ee guutada 17-aad ee Murtadiinta Gorgor.
Dhowaan ayay ahayd markii qarax xooggan oo ay ciidanka mujaahidiintu ka fuliyeen degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho lagu dilay 7 askari oo murtadiin ah, halka ay ku dhaawacmeen 4 kale, iyadoo uu burburay gaariga la qarxiyey.
Hoos ka daawo aqoonsiga sarkaalka la khaarajiyay.