Halyeey Istish-haadi ah oo hogaaminayey gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa weeraray saldhigga degmada Waabari ee gobolka Banaadir xilli halkaas ay joogeen Saraakiil iyo maleeshiyaat ka tirsan murtadiinta.
Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta ayaa noo xaqiijiyey in weerarka uu ahaa camaliyad Istish-haadi ah oo uu fuliyey geesi kaxeynayey gaari laga soo buuxiyey walxaha, Iyagoona tilmaamay in howlgalku uu u dhacay sidii loo qorsheeyey.
In ka badan 15 ka mid ah cadowga ayaa ilaa hadda la xaqiijiyey in ay ku dhinteen weerarkaas, ku dhawaad 20 kalena ku dhaawacmeen, Waxaana suuragal ah in qasaaruhu uu intaas ka badan yahay maadama dhismaha uu soo gaaray burbur aad u xoogan.
Ilo wareedyo ka tirsan mujaahidiinta ayaa noo sheegay in gaariga uu gudaha u galay saldhigga, kuna qarxay bartanka saldhigga.
Weerarkan ayaa noqonaya midkii labaad oo todobaadkan gudahiisa ka dhaca magaalada Muqdisho.
Ugu yaraan 40 ruux oo ay ku jiraan mas’uuliyiin ka tirsan murtadiinta ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday weerar istish-haadi ah oo arbacadii la soo dhaafay ka dhacay xarunta maamulka degmada wadajir ee kooxda ridada Soomaaliya.
Weeraradan waxay imaanayaa iyadoo dhowrkii todobaad ee la soo dhaafay ay magaalada Muqdisho ay ka socdeen howlgalo iyo raaf looga hortagayo weerarada Mujaahidiinta balse sida muuqata ilaa hadda cadowgu wuu ku guuleysan la’yahay ka hortagga weerarada Mujaahidiinta ee beegsanaya xarumahooda.
Xuquuqda Warbixinta Waxaa Iska Leh Idaacada Andalus.
Calamada.com