Fagaare kuyaal degmada Saakow ee wilaayada islaamiga ah Jubbada dhexe, waxay maxkamadda islaamiga ah ee mujaahidiinta xukun xaddu Riddo ah kula fulisay askar murtadiin ah oo gacanta cidamada mujaahidiinta soo galay.
Askartan murtadiinta ah oo lagu soo kala tababaray saldhigyada Balli-doogle iyo mid kuyaal Eritrea ayaa maxkamadda ka hor qirtay inay ahaayeen maleeshiyo murtadiin ah oo ka tirsan kooxda Riddada, waxaana uu qaadigu ku dhawaaqay xukunkooda inuu yahay dil, isla goobta ayaana lagu fuliyay.
Boqollaal ka mid ah bulshada muslimiinta ayaa ka qayb ka galay fagaaraha xadka lagula fulinayay xubnahan Riddada ah ee ay gacanta kusoo dhigeen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.