Fagaara weyn oo ku yaala Degmada Kurtun-waarey oo ka tirsan Wilaayada Islaamiga Shabeelada Hoose waxaa ka dhacay Xad ka mid ah Xuduuda Allaah.
Xadkan oo ahaa Xaddu Riddah waxaa lagu Fuliyay Saddex askari oo ka tirsaneed Maleeshiyaatka Dowladda Ridada Federaalka kuwaasi oo mid ka mid ah Sigaar ah uga tirsanaay qeybta Nabad sugidda Dowladda Federaalka.
Saddex-daan askari ee goobta Fagaaraha lagu dilay ayey Nolasha kusoo qabteen Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab, Waxaana goobta uu Xukunka ka dhacay soo xaadiray Kumanaan ka mid ah Bulshada ku dhaqan Degmada iyo Deegaanada hoosyimaada.
Calamada.com
Laaya murtadiinta ilaaheey ka furtey ee tuugtaa