Saacadihii lasoo dhaafay maleeshiyaat ka wada tirsan dowlada Ridada federaalka waxey ku dagaalameen gudaha magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Kuliyadii hore Jaala Siyaad oo ku taala wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho.
Maleeshiyaatkan oo kala shakiyay ayaa isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan’iyadoona dhawaaqa rasaasta iska hor’imaadkan si aad ah looga maqlayay xaafada badan oo ku yaala nawaaxiga wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho.
Inta la xaqiijiyay maleeshiyaatka dowlada hal askari ayeey iska dileen tiro kala weey iska dhaawaceen’waxeey aheed maalin ka hor markii sidoo kale maleeshiyaat ka wada tirsan dowlada Ridada ku dagaalameen deegaanka Kaxda ee duleedka magaalada Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somalia.