Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan ka tirsan Wilaayada Jubbooyinka.
Qaraxan waxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaanka Husingow oo ka tirsan Jubbada hoose, Waxaa qaraxa lala beegsaday askar ka tirsan Saliibiyiinta Kenya.
Inta la xaqiijiyay qaraxan waxaa ku baqtisay Labo askari oo Saliibiyiinta Kenya ah Labo kale oo isla Kenyaatiga ahna weey ku dhaawacmeen.
Sidoo kale qaraxa waxaa lagu burburiyay hal gaari, Waxa uu qaraxan kusoo aadayaa xilli ciidamada Shabaabul Mujaahidiin si gaar ah ay u kordhiyeen weerarada ka dhanka ah Saliibiyiinta Kenya.