Qarax culus ayaa ka dhacay duleedka degmada Jowhar ee gobalka Shabeelada dhexe’iyadoona warar dheeraad ah ay kasoo baxayaan qaraxaasi.
Qaraxa oo loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago waxaa lagu aasay goob isbaaro iyo Bar-control u ah maleeshiyaatka dowlada Ridada.
Inta la xaqiijiyay qaraxaas waxaa ku dhintay afar askari oo ka tirsan maleeshiyaatka Murtadiinta’waxeyna warar hoose sheegayaan in khasaaraha uu intaasi ka badanyahay.
Qaraxan ayaa imaanaya xilli saacadihii lasoo dhaafay qarax dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen askar Murtadiinta uu ka dhacay gudaha degmada Mahadaay ee gobalka Shabeelada dhexe.
Calamada.com