Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey weeraro kala duwan ka kala fuliyeen Wilaayaatka Banaadir iyo Shabeelada hoose.
Dhanka Wilaayada Banaadir waxey ciidamada Mujaahidiinta qarax la beegsadeen maleeshiyaat ka tirsan kooxda Ridada kuwaasi oo ku sugnaa goob ka tirsan degmada Dayniile.
Qaraxan ayaa sababay dhaawaca Labo askari oo Murtadiinta ah kuwaasi oo la xaqiijiyay in dhaawacyadooda ay culusyihiin.
Qaraxan ka dhacay degmada Dayniile ayaa kusoo aadaya xilli Saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiinta howlgal qarax ah ay ka fuliyeen degmada Wadajir kaasi oo sababay dhimashada iyo dhaawaca tiro askar ah oo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada federaalka.
Dhanka kale Shiishyahanada Shabaabul Mujaahidiin waxey toogasho ku dileen askari ka tirsan maleeshiyaatka dowladda Ridada kaasi oo ku sugnaa gudaha degmada Qoryooley oo ka mid ah goobaha Kufaarta iyo Murtadiinta duulaanka kaga suganyihiin Wilaayada Shabeelada hoose.
Calamada.com