Howlgal gaar ah oo ciidamo ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku khaarajiyeen askar ka tirsan maleeshiyaadka ashahaada la dirirka ah ee la magac baxay NISA, kuwaas oo dhibaatooyin xooggan dadka rayidka ah ee ku dhaqan gobolka Banaadir.
Howlgalkan ayaa si gaar ah kaga dhacay xaafadda Raadeerka ee degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho, waxayna Allah fadligiis ku dileen 2 askari oo ka tirsanaa hayadda ashahaada la dirirka ah ee NISA, kuwaasi oo caan ku ahaa dhibaateynta dadka shacabka muslimiinta ah, iyaga oo si gaar ah u beegsan jiray dadka sunnadu ka muuqato.
Xubnaha murtadiinta ah ee lagu khaarajiyay howlgalka gaarka ah waxaa lagu kala magacabi jiray Yuusuf Nuur Cabdullaahi Mursal iyo Yuusuf Maxamed Xuseen.