Wararka ka imaanaya deegaanka Buurane oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Mahadaay ee Wilaayada Shabeelada dhexe waxey sheegayaan in halkaas uu ka dhacay howlgal qorsheysan.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen deegaanka Buurane waxey ku beegsadeen askarta Kufaarta Burundi ee dulaanka ku jooga deegaankaas.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa howlgalkan gaarka ah ku dilay askari ka tirsan ciidamada Kufaarta Burundi waxeyna sidoo kale dhaawaceen askari kale oo isla Burundeyska ah.
Maalmo ka hor ayeey aheed markii qarax ka dhacay deegaanka Buurane baqti iyo dhaawac ay ku noqdeen tiro askar ah oo ka tirsan Kufaarta Burundi ee qeybta ka ah kufaarta kusoo duushay Wilaayaatka Islaamiga dalka Somalia.
Calamada.com