Maxkamad islaamiga ee Wilaayada Islaamiga Shabeelada dhexe ayaa xukun dil ah ku Ridday askari kat irsan dowladda Ridada kaasi oo ay nolasha ku qabteen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.
Fagaara weyn oo ka tirsan degmada Gomboole ayaa lagu dilay askariga ka tirsan dowladda Ridada waxaana goobta fagaaraha soo xaadiray Kumanaan ruux.
Max’med Cali Max’med oo magac dheeraa Kartoon ayay maxkamadda islaamiga Wilaayada Sh/dhexe ku ridday xukun dil ah wuxuuna ku eedaysnaa in uu ku dhacay Riddo sababa laxiriira isagoo wada shaqeyn lalahaa ciidamada Kufaarta Afrikaanta.