Howlgal qorsheysan oo ciidanka mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, ayaa waxay ku dileen askari ka tirsanaa maleeshiyada murtadiinta Bangarafta ee sida gaarka ah ay u tababaratay dowladda saliibiyadda ah ee Mareykanka, kaas oo lagu magacaabi jiray Suleymaan Xasan.
Dhanka Mandheera ee NFD, waxay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin weerar culus oo kamiin ah u dhigeen kolonyo ciidamo ah oo ka tirsan kuffaarta Kenya, kuwaas oo ku socdaalayay duleedka deegaanka Dhamase ee hoostaga degmada Lafeey ee gobolka.
Howlgalkan kamiinka ah waxay Allaah fadligiis ciidamada mujaahidiintu khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ku gaarsiiyeen saliibiyiinta Kenya, inkastoo aan tirakoob rasmi ah la helin.