Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Hurwaa ku dileen askari ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada.
Ragga hubeysan ayaa askariga ka toogtay qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay in askariga isla goobta ku geeriyooda.
Mas,uuliyadda dilkan waxaa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin,waxeyna ciidamada Mujaahidiinta ee dilay askariga horay usii qaateen Qori uu ku hubeysnaay askarigaasi.
Dilkaan ayaa imaanaya xilli ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen dilalka iyo weerarada ka dhanka dowlada Farmaajo ee ay ka fulinayaan gudaha magaalada Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.