Dilal kala duwan oo loo geystay dad shacab ah ayaa ka kala dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho kuwaasi oo ay geysteen maleeshiyaatka dowlada Ridada iyo kuwa Kufaarta AMISOM.
Dilka Kowaad waxa uu ka dhacay xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Hilwaa,waxeyna ciidamada Shisheeye si bareer ah xaafaddaasi ugu dileen qof shacab ah kaasi oo darawal ka ahaa Gaari yar oo Nuuca raaxada ah.
Dilka Labaad waxa uu ka dhacay Xaafadda Sanca qeybta degmada Yaaqshiid waxaa dilkan geystay askari ka tirsan maleeshiyatka dowlada Ridada kaasi oo si bareer ah u dilay Nin Darawal ka ahaa Mooto Bajaaj.
Dilalkan ayaa qeyb ka ah dhibaatooyinka joogtada ah ee ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaatka Maamulka Farmaajo ay kula dhaqaaqaan dadka shacabka ee ku dhaqan gudaha magaaladan Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.