Ciidamada Shisheeyaha iyo Maleeshiyaatka maamulka Farmaajo ayaa maanta siyaabo kala duwan dad shacab ah ugu dilay goobo kala duwan oo ka tirsan magaalada Muqdisho.
Ciidamada Kufaarta Afrikaanta ayaa agagaarka isgoyska Ex-controol Balcad ee degmada Hilwaa si bareer ah ugu dilay Afar ruux oo shacab ah falkaasi oo si aad ah ay uga caroodeen shacabka Muqdisho.
Afarta ruux ee ay toogashada ku dileen Kufaarta Burundi ayaa ahaa Rag darawalo ka ahaa gaadiidka dadweynaha noocyadooda kala duwan waxaana Afartaas ruux lagu kala magacaabi jiray.
1-Axmed Maxamuud Baseey
2-Qaasim Daahir Kheyre.
3-Xasan Yuusuf Siyaad.
4-Cali Shire Ugaas.
Ehelada Afartaas ruux ayaa sheegay in Walishooda aan la aasi doonin inta laga soo qabanayo askartii Burundeyska ee sida bareerka ah wilashooda u dilay.
Dhanka kale maleeshiyaatka dowladda Ridada ayaa si bareer ah xaafadda Ceel Qalow ee degmada Wadajir ee magaaladan Muqdisho si bareer ah ugu dilay Gabar Mucalimad ka aheed mid ka mid ah Iskuulada ku yaala degmada Wajadir.
Mucalimadda ay dileen maleeshiyaatka Murtadiinta ayaa lagu magacaabi jiray Safiya Cabdi Raxmaan,dilalkan ayaa qeyb ka ah dhibaatooyinka ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaatka Murtadiinta ay ku hayaan dadka shacabka ee ku dhaqan magaalada Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.