Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey weerar dhabba gal ah u dhigeen ciidamo ka tirsan kuwa Kufaarta Afrikaanta oo ku socdaalayay qeybo ka mid ah gobalka Shabeelada hoose.
Kamiinkan waxaa loo dhigay askar ka tirsan ciidamada Uganda kuwaasi oo lugeynayay duleedka degmada Qoryooley ee gobalka Shabeelada Hoose.
Kamiinka waxa uu sigaar ah kaga dhacay inta u dhaxeysa deegaanka Danow iyo degmada Qoryooley waxeyna wararka la helayo sheegayaan iney jirto khasaara nafeet oo weerarkaasi dhabba galka ah lagu gaarsiiyay askarta Shisheeyaha.
Gobalka Shabeelada hoose ee Konfurta dalka Somalia ayaa ka mid ah gobalada si aadka ah loogu dhiixbiyo ciidamada Kufaarta iyo kuwa Murtadiinta.
Calamada.com