Howlgal qaax ah oo ciidamo ka tirsan mujaahidiinta ka jihaada wilaayada Jubbada hoose ka fuliyeen Dhoobleey oo ka tirsan gobolkaasi, waxay ku beegsadeen baadariyaal kiristan Kenyaan ah oo ku sugnaa gudaha magaaaladaasi, xilli ay faafinayeen Kisristaanka.
Qaraxaasi waxaa Allaah fadligiis inta la xaqiijiyay lagu dilay 6 baadari oo gaalo Kenyaan ah , halka sidoo kale uu ku dhaawacmay baadari kale, howlgalkan fariidka ah ayaana qayb ka ah howlgallada mujaahidiinta ka jihaada gobolka Jubbada hoose ay ku beegsanayaan maleeshiyaadka maamulka ashahaada la dirirka ah ee Jubbaland iyo saliibiyiinta Itoobiya iyo Kenya.
Isla Jubbada hoose, ciidamada mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar qorsheysan oo madaafiic ah ku qaadeen saldhigga murtadiinta ay ka degganyihiin deegaanka Baar sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo, lama helin faahfaahin ku aaddan weerarkan, balse weerarkii kan ka horreeyay ee madaafiicda ahaa waxaa la xaqiijiyay in lagu dhaawacay 3 askari oo murtadiin ah.
Dhanka Banaadir, waxay ciidanka mujaahidiintu qarax ay ka fuliyeen xaafadda Xoosh ee degmada Dharkenley oo ay ku beegsadeen fariisin ciidan oo ay halkaasi uga sugnaayeen murtadiinta, waxaa inta la xaqiijiyay lagu dilay 4 askari oo murtadiin ah, halka lagu dhaawacay saddex kale oo Riddada ka tirsan.
Sidoo kale xaafadda Obasiibo ee ka tirsan degmada Wadajir waxay ciidamada mujaahidiintu ku khaarajiyeen askari ka tirsanaa maleeshiyaadka kooxda Riddada Soomaaliya, kaasi oo lagu magacaabi jiray Cabdi Abuukar Maxamed.
Dhanka Baay, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay weerar abaabulan oo toos ah ku qaadeen maleeshiyo murtadiin ah oo ku sugnaa halka loo yaqaan Isku darka oo magaalada Baydhaba u jirta 4-KM, ugu yaraan hal askari oo murtad ah ayaa lagu dilay weerarkaasi, kaasi oo magaciisa lagu soo koobay Cabdifatax. halka mujaahidiintu ay soo qaniimeysteen laba qori oo AK47 ah.