Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada mujaahidiinta ayaa lagu faahfaahiyay camaliyad Istish-haadi ah oo maanta ka dhacday degmada Maxaas ee dhacda bariga wilaayada Hiiraan, halkaas oo ay ku suganyihiin saraakiil iyo madax murtadiin ah oo uu ugu horreeyo murtad Xassan Gurguurte.
Taliska ciidamada mujaahidiinta ayaa sheegay in camaliyadda Istish-haadiga ah ay ka dhacday xerada saliibiyiinta Itoobiya iyo maleeshiyaadka Riddada ee degmada Maxaas, halkaas oo deegaan u ah madaxweynaha kooxda Ridada. taliska ayaa sheegay in weerarka uu ka badbaaday camaliyadda, balse qaar ka mid ah saraakiishii iyo maleeshiyadii qaabilsanaa amnigiisa.