Taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal inqimaasi ah oo mujaahidiintu ay ku beegsadeen taliska saraakiisha ajanabiga ee xerada General Gordon ee magaalada caasimadda ee Muqdisho, halkaas oo ay ku sugnaayeen saraakiishii ugu sarreysay ee Imaaraadka u qaabilsanaa duullaanka ashahaada la dirirka ah ee uu ka horinayo Soomaaliya.
Bayaanka taliska ayaa lagu xaqiijiyay in howlgalkan Allaah fadligiis xilliga uu weerarku dhacayay gudaha taliskaas ku sugnaayeen in ka badan 20 saraakiil iskugu jirta Imaaraat iyo calooshood u shaqaystayaal cadaan iyo madoow leh oo ay iyagu soo kireysteen, Allaah fadligiis na tirada horudhac ah ee dhimashada ay tahay 17 sarkaal, kuwaas oo ay ku jiraan dhamaan saraakiishii Imaaraatka ee qaabilsanaa duullaanka Soomaaliya.