Rag hubeysan waxey gudaha magaaladan Muqdisho ku dileen Cabdi Cusmaan Afrax kaasi oo faahfaahin laga helayo dilkiisa.
Ninka la dilay ayaa ahaa Sarkaal ka tirsan Waaxda Canshuuraha dowladda Ridada,waxeyna Ragga hubeysan ku dileen agagaarka Warlaliska ee degmada Dayniile.
Ragga hubeysan ayaa sarkaalka ka toogtay qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay in sarkaalka Murtadka ah isla goobta ku dhinta.
Mas’uuliyadda dilka Sarkaalkan waxaa sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxa uu dilka kusoo aadayaa xilli Shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen dilalka ka dhanka ah xubanaha dowladda Ridada iyo askarta Shisheeyaha.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.