Howlgal gaar ah oo ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah degmada Hodan ee magaalada Muqdisho waxey ku dileen sarkaal ka tirsan dowlada federaalka.
Howlgalkan waxey Mujaahidiintu ku dileen sarkaal hal xidigle ah oo ka tirsan milatariga kooxda Ridada kaasi oo lagu magacaabi jiray Cabdi dheere, Waxa uu sarkaalkaas ahaa mid caan ku ahaa dhibaateynta dadka shacabka.
Dilka sarkaalkaas waxa uu kusoo aadayaa xilli saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin dagaallo culus ku qaadeen qaar ka mid ah saldhigyada ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaatka Murtadiinta ay ka kala sameysteen deegaano dhaca konfurta dalka Soomaaliya.
Dagaaladaas waxey sigaar ah uga dhaceen deegaanada Husingow, Afmadow, Qooqaani, Taabto, Danow, Sabiid iyo Awdheegle, Waxeyna dagaaladaas sababeen khasaara baqti iyo dhaawac ah oo soo gaartay askarta kufaarta iyo murtadiinta.
Calamada.com
asc