Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee Wilaayada Mudug ee bartamaha dalka Somalia waxey sheegayaan in gudaha magaalada uu ka dhacay qarax culus.
Qaraxan ayaa lala beegsaday gaari uu la socday sarkaal ka tirsan maamulka gaala raaca isku magacaabay Puntland, Iyadoo faahfaahin laga helayo qaraxa.
Sarkaalka la qarxiyay ayaa lagu magacaabaa Murtad Korneel Cabdi Xasan Jaamac oo ku magac dheer Cabdi Gube kaasi oo ahaa madaxii Laanta Canshuuraha Bariga Mudug ee maamulka gaala raaca Puntland.
Sarkaalka ayaa la xaqiijiyay in dhaawac culus uu soo gaaray waxa uuna qaraxan ku waayay Lug iyo Gacan xaaladiisuna waa mid garaab ah.
Calamada.com