Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey qeybo ka mid ah Degmada Dharkenley ee Magaaladan Muqdisho ka fuliyeen Howlgal qorsheysan kaasi oo Faahfaahin laga helayo.
Howlgalkan oo ah mid Qarax ah waxey Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab la beegsadeen Sarkaal ka tirsan Maamulka Dowladda Ridada Federaalka ugu magacaaban Degmada Dharkenley.
Sarkaalkan la beegsaday ayaa lagu magacaabaa Cabdi Llaahi Cali Nuur Kaasi oo ahaa Gudoomiye Waaxeed ka tirsan Maamulka Dharkenley. Waxeyna Wararka la helayo sheegayaan iney aad u liidata Xaaladda Sarkaalkaasi.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey Gudaha Magaaladan Muqdisho si xiriir ah uga fuliyaan Weeraro ka dhan ah Dowladda Federaalka iyo kuwa Gaalada Shisheeyaha ah.
Calamada.com