Katiibada Muxamed Bin Maslamah ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey howlgal qorsheysan ka fuliyeen gudaha degmada Yaaqshiid ee magaaladan Muqdisho.
Howlgalkan waxa uu ka dhacay xaafadda Towfiiq waxeyna Mujaahidiinta ku dileen xubin ka tirsan wazaaradda Garsoorka ee kooxda Ridada Somalia.
Murtadkan la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdi Raxman Xaaji Cali, Waxeyna ciidamada Mujaahidiinta ee dilay ka qaateen gaari uu watay.
Dilka Murtadkan ayaa kusoo aadaya xilli ciidamada Shabaabul Mujaahidiin sii kordhiyeen weerarada ay ku beegsanayaan saraakiisha kooxda Ridada ee ay ka fulinayaan gudaha magaaladan Muqdisho.