Howlgal gaar ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu dilay ergay ka mid ahaa ergadii soo xushay xildhibaannada kooxda Ridada Somalia.
Ciidamo ka tirsan katiibada Muxamed Ibnu maslamah waxay howlgalkan gaarka ka fuliyeen degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho waxaana laqu khaarajiyay ergay lagu magacaabi jiray Cabdi Siyaad.
Dilka ka dib waxaa goobta soo gaaray maleeshiyaad kale oo murtadiin ah kuwaas oo goobta ka qaaday maydka murtadka la dilay.
Ergyga ay Mujaahidiintu khaarajiyeen ayaa ka mid ahaa ergadii wax kasoo dhistay maamulka ashahaada la dirirka ah ee la magac baxay Galmudug waxaana dilka ergaygan oo kusoo beegmaya xilli ay Mujaahidiintu beegsi xooggan ku hayaan ergada soo xushay xildhibaannada dawaaqiidda kooxda Ridada Somalia.
Calamada.com