Ciidamada mujaahidiinta ayaa camaliyad istish-haadi ah oo xooggan la beegsaday goob isku imaatin ah oo ay ku sugnaayeen saraakiil iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Riddada Soomaaliya, taas oo ku taalla agagaarka xaruntii hore ee baarlamaanka kooxda ridada Soomaaliya.
Ilo wareedo xog-ogaal ah oo la hadlay Andalus ayaa xaqiijiyay in goobta camaliyaddu ka dhacday ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan sirdoonka kooxda Riddada Soomaaliya iyo kuwa ciidanka, waxaana jira khasaare lixaadleh oo soo gaaray xubnaha murtadiinta ah ee la beegsaday.
Wixii faahfaahin ah ee kasoo kordha camaliyaddan ka dhacday magaalada Muqdisho dib ayaan kasoo sheegi doonaa Insha’allaah.