Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxay maanta howlgal Istish-haadi ah ka fuliyeen gudaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Riddada Soomaaliya.
War horudhac ah oo kasoo baxay taliska ciidamada mujaahidiinta ayaa lagu xaqiijiyay in camaliyad Istish-haadiga ah ay galabta ka dhacday magaalada Baladweyne ee wilaayada Hiiraan, si gaar ahna loogu beegsaday xero ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan murtadiinta.
Taliska ayaa sheegay in camaliyadan ay geysatay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray murtadiinta. faahfaahin dhameystiran oo ku saabsan howlgalkana uu dib kasoo gudbin doono insha-Allaah.