Qaraxyo xoogan oo si aad ah looga maqlay xaafadaha kala duwan ee magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay Agagaarka Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia.
Qaraxyada oo gaaraya ilaa iyo Labo qarax waxaa lala beegsaday Kontrool laga ilaaliya Xarunta Madaxtooyada Kooxda Ridada ee Villa Somalia.
Qaraxa hore waa Camaliyad Istish-haadiyo ah oo Mujaahid ka tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo ka xeynayay gaari miineysan ku weeraray Kontaroolka waxaana gabi ahaan burburtay Bartaas Mujaahidka beegsaday.
Saraakiil iyo askar fara badan oo ka tirsan Cadowga Allaah ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday Camaliyaddaasi Istish-haadiyada ah.
Intii lagu guda jiray qaadidda askarta dowladda ee sida daran ugu dhaawacmay Camaliyadda Istish-haadiyada waxaa isla goobta ka dhacay Qarax Labaad oo aad u xoogan kaasi oo sidoo kale sababay dhimasho iyo dhaawac fara badan oo soo gaartay askarta iyo saraakiisha dowladda Ridada.
Lasoco Waxii Faahfaahin Ah Ee Kusoo Kordha.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.