Wararka laga helayo magaalada Kaabul ee caasimadda dalka Afghanistan waxey sheegayaan in gudaha magaaladaasi uu ka dhacay weerar naf hurnimo ah kaasi oo faahfaahin laga helayo.
Camaliyaddan Istish-haadiyada ah waxaa lala beegsaday kolanyo ka tirsan ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka ee duulaanka ku jooga dalka Afghanistan,iyadoona weerarkan Naf hurnimada ah uu sababay khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo soo gaartay Kolanyada la weeraray.
Mas’uuliyadda Camaliyadan Istish-haadiyada ah waxaa sheegtay Imaarada Islaamiga Afghanistan,waxaana weerarkan filiyay Mujaahid ka tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta Imaarada Dhaalibaan.
Wararka hor dhaca ah ee laga helayo weerarkan Naf hurnimada waxey sheegayaan in mid ka mid ah gaadiidka Gaashaaman ee Saliibiyiinta Mareykanka gabi ahaan goobta ku basbeelay sidoo kale waxaa baqtiyay guud ahaan askartii American-ka ee la socotay gaarigaasi gubtay.
Calamada.com