Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ee bartamaha dalka Somalia waxey sheegayaan in gudaha magaaladaas uu ka dhacay qarax xoogan.
Istish-haadi ka tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa gaari uu ka xeynayay waxa uu ku dhuftay gaari uu la socday gudoomiyaha maamulka Ashahaado la dirirka Puntland ugu magacaaban gobalka Mudug.
Wararkii ugu dambeeyay ee camaliyadda Istish-haadiyada ah waxey xaqiijinayaan in camaliyaddaas lagu dilay gudoomiyihii gobalka Mudug ee Ridada Puntland Murtadkaas oo lagu magacaabi jiray Axmed Muuse Cali, Waxaa sidoo kale Murtadkaas lala dilay istaafkiisii.
Gudoomiyaha Ashahaado la dirirka Puntland ugu magacaaban gobalka Mudug ee lagu dilay Camaliyaddan Istish-haadiyada ah ayaa caan ku ahaa dhibaateynta la dagaalanka diinta Islaamka iyo dadka shacabka Muslimka ah ee ku dhaqan degmooyinka gobalka Mudug.
Calamada.com