Camaliyaddan Istish-haadiyada ah waxey ka dhacday Kontoroolka Baar Ismaaciil ee degmada Afgooye,waxaa Camaliyaddan lala beegsaday kolanyo ka tirsan ciidamada Murtadiinta Bangarafta ee Mareykanka tababaray.
Kolanyadan Camaliyadda Istish-haadiyada ah lala beegsaday ayaa kasoo baxay saldhiga Mareykanka uu ka dhex samaeystay garoonka diyaaradaha Bilidoogle ee gobalka Shabeelada hoose waxeyna ku sii jeedeen magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in Camaliyadda Istish-haadiga ah uu fuliyay Halyey ka tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.
Andalus ayaa intaasi ku dartay in Weerarkan Naf hurnimada ah lagu gubay Labo gaari oo Cabdi bile ah mid saddex-aadne waxyeelo xoogan la gaarsiiyay,sidoo kalane Camaliyaddan lagu dilay inka badan Labo iyo Toban askari oo Bangarafta ah tiro intaa ka badane lagu dhaawacay.
Lasoco Waxii Kusoo kordha.
Calamada.com