Saacadihii lasoo dhaafay maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka waxey si bareer ah dad shacab ugu rasaaseeyeen qeybo ka mid ah degmada Dharkenley ee gobalkan Banaadir.
Maleeshiyaatka dowlada oo doonayay iney dhac ka geystaan gooba ganacsi oo ku yaala degmda Dharkenley ayaa waxey wada murmeen dhalinyaro ku sugneed goobahaasi ganacsi.
Muran dheer kadib waxey maleeshiyaatka Murtadiinta rasaas ooda uga qaadeen dhalinyaradii ay wada murmeen ee ku sugnaay goobaha ganacsi taasi oo sababtay dhimasho iyo dhaawac soo gaartay dadkii ku sugnaay goobahaasi ganacsi.
Saacadihii lasoo dhaafay ayeey aheed markii gaari ciidan oo ay la socdeen maleeshiyaatka dowlada federaalka si bareer ah agagaarka isgoyska Tarbuunka ugu jiiray Wiil dhalinyaro ah oo wadada marayay.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somalia.